Xad-gudub lagu sameeyey qabriga Nebi Muuse CS & caro ka dhalatay (Sawirro)

Caro fara badan ayaa ka dhalatay fal meel ka dhac ah oo dhalinyaro reer Falastiin ah u geysteen qabriga Nabi Muuse CS oo ku yaalla duleedka magaalada Jericho ee dhulka Falastiin. Shacabka falastiiniyiinta ayaa si adag uga fal celiyay qoob ka ciyaar lagu dul sameeyay goobta loo yaqaanno (Maqam al-Nabi Musa) ee ku taalla Daanta … Continue reading Xad-gudub lagu sameeyey qabriga Nebi Muuse CS & caro ka dhalatay (Sawirro)